Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaray magaalada Boosaaso

by Abdull | Tuesday, Mar 7, 2017 | 347 views

March 7 (NugaalPost)—Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno magaalada Boosaaso ee cheap MLB Jerseys xarunta ganacsiga dowladda Puntland ayaa sheegaya in oakley womens sunglasses madaxweynaha dowladda Puntland uu kujiro wadatashiyadii ugu dambeeyey ee isku shaandhaynta xukuumadda.

Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha dowladda Puntland oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa oakley outlet Magalada  Boosaaso ayaa waxa lafilayaa in marka wadatashiyadaasi ay dhammaadaan uu isku shaandhayn ku custom jerseys sameeyo xukuumaddiisa.

Madaxweynaha of ayaa dhowaan waxa uu bedeley cheap ray bans agaasimihii guud ee madaxtooyada dowladda Puntland iyo gudoomiye ku-xigeenkii gobolka Nugaal.

Bulshada Puntland ee kunool dalka iyo dibadda ayaa si aad ah u hadalhaya isku shaandhaynta xukuumadda, inkastoo marka laga yimaado arrimaha siyaasadeed dowladdu ku mashquulsan tahay arrimaha abaaraha

NugaalPost

Xafiiska Bosaso

Like it? Share it!

Leave A Response