War Deg Deg ah:- Nabadoon lagu Toogtay Magaalada Mogdisho

326
 Muqdisho–NugaalPost– Dableey Bastoolado Wadatay ayaa Cawa Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku Dishay Nin Magaciisa lagu soo koobay Nabadoon Amadi oo ka mid ahaa sida la sheegay Dadka Degmadaasi ku nool.

Dableeydii Dilka Fulisay ayaa Goobta ka baxsatay.

Ninka la dilay ee Magaciisa lagu soo Koobay Amadi ayaan la ogeyn illaa hadda Cida uu u shaqeeyo,waxaana halkaas gaaray Ciidamada Ammaanka.

NugaalPost-Mogdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here