wadooyinka xamar oo la xiray iyo doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo loo diyaar garoobay

by Abdull | Tuesday, Feb 7, 2017 | 150 views

NUGAALPOST.Waxaa maanta oo talaado ah si rasmi ah loo soo geba-gebeeyey Cheap Ray Ban Sunglasses diyaar garowgii doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee dhacaysa maalinta arbacada ah. hawlaha diyaar garowga doorashada waxaa u danbeeyey barnaamij su’aalo lagu weydiinayey musharixinta kaas oo aan u fulin sidii loogu talo galay kadib amrkii aysan soo xaadirin Musharixiin aad u badan.

Guddoomiyaha doorashada Madaxweynenaha Xil. Dr. Cabdiraxmaan Beyle ayaa sheegay in hawlihii shaqo ee ka horeeyey ee ka horeeyey maalinta doorashada lasoo afmeeray. Doorashadu waxay dhacaysaa maalintii la qorsheeyey ee Arbacada waxaana diyaar ah dhamaan agabkii loo baahnaa, waxaan dooneynaa in ay ku dhacdo doorashadu si hufnaan iyo daah-furnaan ah ayuu yiri Dr. Beyle.

Doorashada waxaa ka qayb-qaadanaya Xildhibaano ka badan 320 Xildhibaan oo kamid ah 329 Xildhibaan ee labada Aqal ka kooban yahay.Ol-olaha ay musharixiintu ka dhex wadaan Xildhibaanada ayaa maaraya meeshii u saraysey waxaana ka dhiman saacado kooban sidii ay ku heli lahaayeen kalsoonida Xildhibaanada aan weli go’aan gaarin qofka ay u codeynayaan.

Musharixiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha ayaa gaaraya 23 Xildhibaan, waxaa jira qaar badan oo kamid ah oo aan qabin wax rajo ah in ay gaarayaan kursiga ay u tartamayaan laakiin dano kale dartiis isu shraxay.

Doorashada ayaa laga beddalay halkii horey loogu qabtey haddana la qorsheynaayey, waxaana ay ka dhacaysaa xaruntii ciidanka cirka ee Afisiyoone.

Magaalada ayaa saacado kadib noqondonta mid kala xiran, sida uu go’aamiyey duqa Muqdisho axaana ay xirnaan doonta tan iyo subaxnimada Khamiista.

NUGAALPOST

Mogdisho

 

“I feel like I let my team down.”Both kickers made field goals on their teams’ first possession cheap oakleys outlet of overtime.Catanzaro, who kicked field goals of 46 and 45 yards, also had a 39 yard field goal blocked by a stunning play by Bobby Wagner .Until overtime, the only time the Seahawks crossed midfield came when Tanner McEnvoy blocked Ryan Quigley’s punt with 4:33 to play. Talleyrand Perigord outsmarted and out strategized Napoleon at every turn, going behind his back to work out deals with Austria and Russia to try and keep Napoleon in check. “But that’s just not the case for Seantrel Henderson.”Henderson will sit out the final five games of the season, and the suspension will carry on either completed into Fake Oakleys the playoffs or next season.Buffalo (6 5) plays at Oakland (9 2) on Sunday.The Bills also made several roster moves by placing defensive tackle Corbin Bryant and receiver Walt Powell on the season ending injured reserve cheap football jerseys list. Monk has a young team, with a midfield comprised mostly of players below the age of 23, such as Kemar Roofe and Kalvin Phillips. Le garantizaron que el pr estar en unos cuantos d el dinero nunca lleg Laura describe as la forma en la que la empresa le neg cheap mlb jerseys su pr “Yo desde un principio les dije que yo no ten fiador: ‘no se si no tiene el fiador de bienes ra no le vamos a poder liberar su cheque’ Le dije: ‘ay no entonces ustedes son unos estafadores le dije porque si me est diciendo una cosa’. As a matter of fact, the company invested $2.242 billion in this segment in 2012. Louis prosecutor Robert McCullough. Our cheap jerseys Xbox One and PlayStation 4 software sales were well ahead of our expectations, led by FIFA 14, Need for Speed Rivals and Battlefield 4. Government used to be a jordan retro 1 source of leadership and innovation cheap nfl jerseys around issues of economic prosperity and upward mobility. Then he calmly smoked cigars while everyone was scared shitless and being bombarded by artillery shells.. The news, Cheap Jordan Shoes along with comments from Circuit City and Best Buy, indicated real strength in video games this holiday season, cheap jerseys but wholesale nfl jersyes shares of video game companies did not respond, trading off over the course of the week, indicating much of this upside is already priced into the stocks.. The Rams are giving up 114 yards rushing per game, which ranks 21st in the NFL. W. You need a great explorer like Marco Polo to find cheap jordans online the actual audiences that’s watching some of these programs. So has that green light process changed at all as it moved up down? And has the entirety of what you’re releasing right now comfortably above that threshold?.
Like it? Share it!

Leave A Response