Madaxwayne Farmaajo oo War deg-deg ah ka soo saaray Xayiraada Trump ee soomaaliya

by Abdull | Wednesday, Mar 8, 2017 | 1337 views

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa cambaareeyay xayiraadda Donald Trump uu saaray Lix dal oo Muslimiin ah.

Wakaaladda wararka ee AP ayaa soo xigatay madaxweyne Farmaajo cheap ray ban sungalsses oo sheegaya in 150 kun oo qof oo Soomaali ah inay “gacan ka geysteen dhaqaalaha Mareykanka iyo bulshooyiinka Mareykanka qaabab kala duwan”.

“Waa inaan ka hadalnaa waxtarka dadka Soomaalida ay ku leeyihiin Mareykanka, halkii aan ka hadli Warcraft: lahayn dhowr qof oo dhibaato sababay”, Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.
“Waa muhiim in Soomaaliya ay sii wado shaqada ay uga guuleysaneyso Al-Shabaab”, ayuu tilmaamaya madaxweynaha.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya wuxuu hadalkaasi sheegay ka dib kulan uu Muqdisho kula yeeshay xoghayaha guud ee jordans for sale Qaramada Midoobeey Antonio Guterres.

Dalalka uu Trump dadkooda ka mamnuucay inay u safraan Mareykanka ayaa waxa ay kala yihiin Iran, Libya, Somalia, Sudan, Wholesale nfl Jerseys Syria, iyo Yemen, waxaana laga reebay Ciraaq oo horey Cheap MLB Jerseys Liiskan ugu jirtay.

Wholesale NFL Jerseys

Like it? Share it!

Leave A Response