Legal opinion

by Abdull | Wednesday, Jul 26, 2017 | 151 views

Mr. Hosh, Minister of Constitutional Affair, has already wasted four years on cooking the present transitional constitution. He lost much time and money on the enterprise. And the result was a mostly incomprehensible constitution that is full of contradictions. A constitution that cannot be said to have been overseen by a sober person.

Mr. Hosh studied law in Canada, a country which has subsequently withdrawn his attorney license. So, technically it is wrong to call him an attorney. He is not.

Canada, like England, USA, Australia, etc. follows the common law system.

In Somalia, we inherited the Romano-Germanic system from Italy. Other European countries like France, Germany, Holland, Spain, etc. belong to the Civil Law, ie, Romano-Germanic family.

Now, the Romano-Germanic family of laws is very different from the common law family.

A good constitution for Somalia can be prepared by jurists trained in the Civil law system.

I am afraid Mr. Hosh may again come up with an unintelligible piece of puzzle, and call it a constitution.

He has already begun laying the foundations for a second failure by beginning to speak about the impossibility of having a constitution before a referendum can be held.

What he is trying to conceal is that he is expected to oversee the drawing up of a good, understandable, logical transitional constitution that can serve as the basis of the laws of the land untill such time that a referendum can be held in Somalia.
===================================================================
MR. XOOSH, WASIIRKA DASTUURKA, AFAR SANO OO HORE AYAA LAGA SUGAAYAY INUU SOO AGAASIMO DASTUUR.
WAQTI BADAN IYO LACAG BADAN BUU KHASAARIYAY, NATIIJADIINA WAXAY NOQOTAY DASTUUR AAN LAHEYN MADAX IYO MAJO, DASTUUR AAN LA GARAN KARIN, DASTUUR AAN LAGU SHAQEYN KARIN, DASTUUR ISKA WADA HORIMAANAYA. DASTUUR UUSAN SOO AGAASIMIN RUUX MIYIRKIISA QABA.
XOOSH WUXUU SHARCIGA KU SOO BAWSADAY DALKA ‘CANADA’. DALKAAS WUXUU KU DHAQMAA SYSTEM-KA LOO YAQAAN “The Common Law legal family.” SYSTEMKAN WAXAA KU DHAQMA WADAMADA INGIRIISKA, CANADA, AUSTRALIA, MAREYKANKA, IYO DALALKA KU JIRA COMMONWEALTH.

SOMALIA WAXAA KA JIRA OO AY RAACDAA “ROMANO-GERMANIC CIVIL LAW SYSTEM” OO LAGAGA DHAQMO YURUB INTEEDA BADAN, SIDA: FRANCE, GERMANY, ITALY, HOLLAND, SPAIN, IWM.

ROMANO-GERMANIC SYSTEM (OO LOO YAQAAN CIVIL LAW FAMILY) IYO COMMON LAW-GA AY HAYSATO BAHDA INGIRIISKA WAA LABA SYSTEM OO AAD U KALA GEDDISAN.

DASTUURKA SOMALIA WAXAA DIYAARIN KARA DAD LAGU SOO ANQARIYAY OO KU XEELDHEER NIDAAMKA AMA SYSTEMKA LOO YAQAAN ROMANO-
GERMANIC AMABA CIVIL LAW.

HADDII AAN LAGA GAARIN, XOOSH WUXUU SOO DHABJINAYAA MID LA MID AH AMA KA LIITA KAN ku-meelgaarka ah oo HADDA TAAGAN OO LA GARAN LA’YAHAY MEEL LOO RAACO, DUNIDUNA AY LA YAABBAN TAHAY.

Abdulqadir Tallman ·

 

Like it? Share it!

Leave A Response