Gudoomiye ku xigeenkii Maxkamada Kismaayo Oo is casilay.

by Abdull | Sunday, Mar 19, 2017 | 240 views

Wararka aynu ka heleyno Magaalada kismaayo ayaa Sheegaya in Gudoomihii Maxkamada Magaaladaasi uu Ku Dhawaaqay In uu Iska Casilay Xilkii Uu haayay.
Gudoomiyaha Iscasilay ayaa Magiciisa lagu  Sheegay Xasan Macalin Aadan Isagoona Dahwaantaan ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Kismaayo.
Iscasilaada Gudoomiyaha Maxkamada ayaa La sheegay Sababta Sababta uu isku Casilay ay tahay Mushaar la.aan Soo Wajahday.
Dhanka kale Gudoomiyaha ayaa Cabasho Xoogan ka muujiyay Dhaqaalo Yari kajita Maxkamada Magaalada Kismaayo

Like it? Share it!

Leave A Response