DEG DEG: Diyaarad soo dhacday oo ay ku dhinteen 44 Qof

by Abdull | Monday, Mar 20, 2017 | 114 views

Diyaarad laga leeyahay dalka South Sudan ayaa ku soo dhacday Magaalo ka mid ah dalkaasi, kadib markii ay soo wajahday cilad farsamo.

Diyaaradan ayaa la sheegay in ay saarnaayeen 44 Qof, dhammaantoodana ay halkaasi ku geeriyoodeen, inkastoo weli saraakiisha caafimaadka aysan shaacin khasaaraha.

Goobta Diyaaradan ay ku soo dhacday ayaa waxaa gaaray Ciidamada ammaanka iyo saraakiisha caafimaadka, sida ay sheegeen warbaahinada dalkaasi.
Dowladda South Sudan weli faah faahin kama aysan bixin Diyaaradan soo dhacday ee ay ku dhinteen 44 Qof.

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response