Ciidamada Puntland Oo Qabtay rag lala Xiriirinaayo Al-shabaab

285

Galkacyo March 19 (NugaalPost)

 Howl galkaan ay Ciidamada amaanka Maamulka Puntland ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay Gacanta kusoo Dhigeen Rag ay Ku eedeeyeen In ay Gacan Saar laleeyihiin Al-shabaab  sida ay Sheegeen Saraakiisha Amaanka.

Ragaan ay Soo qabteen Ciidamada Amaanka Puntland ayay sheegeen in Falal Amni Daro ay Kawadeen Deegaanada Maamulka Puntland.

Dhanka Kale Ciidamada Amaanka ayaa sheegay in ay Raga lasoo qabtay la dhigay Xabsiga Oo halkaasi lagu weydiinaayo Su’aalo.

Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamuud Axmed Yaasiin Axmed ”Tumeey” Ayaa sheegay in Ciidamada Amaanka Heegan La galiyay

NugaalPost-Galkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here