Scroll to Top

Nugaal Post

Nugaal News website

Nov 19(NP)__Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri doonaa 5 Diyaaradaha Helikopterada ee noocoodu yahay HUEY 2 HELICOPTERS. Waaxda Difaaca Maraykanka waxay kaloo sheegtay in Diyaaradahaasi oo Cusub shalay loo soo daabulay si loo soo gaarsiiyo Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah...

Nov 18(NP)__Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in arrintii ku aadaneyd in uu khilaaf ka dhex jiro Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya ay aheyd mid ben abuur ah. Nuuradiin Gacma oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Xildhibaano tiro yar oo ka hadlay Warbaahinta ay sheegen in ay mooshin ka gudbiyeen Madaxweyne Shariif balse markii dambe ay ku fshilmeen. Isaga...

Nov 18(NP)__Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku faah faahiyaya Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya,shir ka dhacay Dalka Mareykanka kaasi oo u dhexeeya madaxda Africa iyo Mareykanka. Maanta waxaan Soomaaliya ku metelay shir ka dhacay Washington oo magaciisu yahay Shirka heer Wasiir ee Ganacsiga, Ammaanka iyo Dowlad Wanaagga. Waxaa looga hadlay ganacsiga...

Nov 18(NP)__Wargeyska Maalinlaha ee Berliner Morgenbost ee ka soo baxa dalka Jarmalka ayaa shalay qoray inay Boliska sheegeen inuu Eedeysanahaasi oo 19-jir ah uu soo dhigay Bratiisa Facebook Qoraalo Koo kooban oo ku adaan Hoggaamiyihii Ururka Al-qaacida, Usaama Bin Laadin iyo Urur kale oo Hubeysan. Ilo-wareedyo uu Wargeysku soo xigtay ayaa lagu sheegay in Qoraaladaasi...

Nov 12(NP)__Cabdi Faarax siciid Juxa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib- u heshisinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan xukuumadda Soomaaliya ay bilaabo doonto howlo dib u heshiisiin ah. Wasiirka waxa uu sheegay in qorshaha Wasaaradda arrimaha Gudaha ee dhanka dib-u heshiisiinta ah uu yahay mid cad isla markaana ay jiraan meelo u qorsheysan oo ah Goobaha...

Nov 12(NP)__Military-ga Wadanka Mareeykanka ayaa sheegay in uu fuliyay Weerar Cusub oo uu u adeegsaay Diyaaradaha Dagaalka islamarkaana uu la beegsaday Al-shabaab kuna dilay Maleeshiyaad dhowr ah. War kasoo baxay Taliska Mareeykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in Duqaynta Habeenkii Jimcaha ahaa laga fuliyay Gobolka Jubadda Hoose meel 20 Mile u jirta Magaaladda Caasimadda...

Nov 12(NP)__Booliska ka dalka Kenya ayaa lacag dhan 20.000 oo doolarka Mareykanka dul dhigay Cali zira oo la sheegy inuu yahah sarkaalka Al shabab ugu magacaban qaraxyada iyo dilal qorshesan oo ka dhacay xeebaha Kenya. Ninkaan ayaa Al shabab wxa uu kuso biiray sadkii 2012 kii uu kula tababarty gudaha Soomaaliya isagoona dib ugu laabtay Kenya. Booliska ayaa u sheegay shacabka...

Nov 12(NP)__Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee Shabeelooyinka ka socda iyadoo beesha caalamka ay goob joog ahaayeen. Shirkan muhiimka u ah amniga ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Michael Keating,...

Nov 09(NP)__Wararka Radio Dalsan ka soo gaaraya duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in saakay dhaq dhaqaaq Ciidan laga dareemayo halkaas. Deegaanada Basra iyo Daniga Baaloow ayaa waxaa fariisin ku leh ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya kuwaas oo maalma ka hor kala wareegay Al-Shabaab oo bilihii u dambeysay dhaq dhaqaaqyo ka...

Nov 09(NP)__General Cali Maxamed  Cali oo lagu naaneesi jiray “Cali Shariif  “ ayaa xalay ku geeriyooday xafiiskiisa uu isla hooy u ahaaTaliyaha ayaa xanuusan waayadan Waxaana dhawaan laga keenay dalka India . Saraakiil Taraafikada ka tirsan aya Dalsan u sheegay in taliyaha uu si KMG 2 isbuuc ka hor xilka ugu wareejiyey ku xigeenkiisi Oo hada hawsha waday . Cali...