Scroll to Top

Nugaal Post

Nugaal News website

May 29 (NugaalPost)—Mid kamid ah Musharaxiinta doonaysay inay ka qeybgasho doorashada Madaxweyne ee dalka Kenya ayaa la soo taagay maanta maxkamad iyadoo lagu soo eedeeyay inuu doonayay inuu isdilo kadib markii uu ku guuldareystey inuu soo buuxiyo shuruudaha uu ugaga mid noqon lahaa musharaxiinta sida rasmiga ah ugu tartamaysa doorashada Madaxweynaha dalka Kenya. Peter...

May 29 (NugaalPost)— Magaalada Muqdisho waxaa si dar dar leh kaga socda qorshihii Xukuumadda ay ku dhawaaqday ee ahaa hawlgalka hub ka dhigista, iyadoo Saraakiil badan oo dowladda ka tirsan hub ka dhigis lagu sameeyay. Ciidamada isku dhafka ah ee loo xil saaray hub ka dhigista ayaa lagu arkayaa wadooyinka Magaalada Muqdisho iyaga oo wata gaadiidka dagaalka, sidoo kalena...

May 29 (NugaalPost)— Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dhow gaaray magaalada Cadaado, iyagoo ka qeyb galaya munaasabada caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Wafuud kala duwan oo ka kala socota maamulada dalka ayaa ku qul qulaya Cadaado, iyadoo wafuudan ka qeyb galayaan xaflada caleema saarka Madaxweynaha dhowaan la doortay ee...

May 29 (NugaalPost)— Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Baarlamaankii dowladdii TNG-da ee uu hoggaaminayay C/qaasim Salaad Xasan ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho, kaddib xanuun deg deg ah oo shalay gelinkii dambe ku soo booday. Axmed Abroone Amiin ayaa ahaa Guddoomiye kuxigeenkii Baarlamaankii Carte lagu soo dhisay, waxaa xalay uu ku geeriyooday...

May 28(NugaalPost)—Markab gar gaar sida ay soo dirtay dowlada Imaaraatka Carabta ayaa kusoo xirtay dekadda magaalada Berbera, waxaana Markabkan ku rarnaa raashin loogu tala galay in lagu caawiyo dadka ay abaarta saameesey ee kunool gobolada Waqooyi. Waxaa ku rarnaa Markabkan shixnad gargaar oo gaareysa illaa 1,700 tan oo raashin ah oo isugu jira bur, bariis, Sokor, Saliid,...

May 28(NugaalPost)—Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Fahad Yaasiin u magacaabay lataliyaha amniga ee Madxweynaha Soomaaliya. Magacaabista Fahad waxaa ay timid kaddib markii dowladda Soomaaliya ay dowladda Qadar ka codsatay in ay la hadalsiiso Al-shabaab. Dowladda Qadar ayaa dowladda Soomaaliya shuruud uga dhigtay in ay...

May 28(NugaalPost)—Ciidamada dowladda Federalka Somaliya ayaa saaka xiray qayb ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama iyo guud ahaan wadooyinka Sodonka iyo Wadnaha ee muhiimka u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka. Ciidanka fara badan oo dowladda ka tirsan, ayaa lagu arkayaa wadooyinkaasi, kuwaasi oo gaadiidka iyo mootooyinka u diidaya inay halkaasi maraan, iyadoo dadka ay...

May 28(NugaalPost)— Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maamuli doonta mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub uu siiyo Soomaaliya, kaddib markii wafdi ka socda Midowga Yurub oo maanta soo gaaray Muqdisho ay la kulmeen Madaxweynaha iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda. Madaxweynaha iyo wafdiga ka socday Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay sidii Midowga Yurub u sii...

Kismaayo (NugaalPost)-Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa shaaca ka qaaday in DFS ay ka talaabeyso nidaamkii lagu balamay in dib loogu soo celsho hay’adaha dowlada Axmed Madoobe ayaa sheegay in DFS looga baahan yahay inay ka fiirsato talaabooyinka ay dooneyso inay kusoo celiso Hay’adaha dowlada ee aan qaarkood wali loogu sameyn dib u shaqeysiinta. Waxa...

May 27(NugaalPost) -Burcad Badeedda Soomaaliya ayaa bilaabay inay markaan af duubtaan Markab laga leeyahay dalka Kuuriyada Woqooyi oo ah wadan Militari ahaan awood buuxda leh, iyadoo la ogyahay inay midaas saameyn ku yeelan karto burcad Badeeda Ciidamada Milatariga Kuuriyadda Waqooyi ayaa waxa ay xaqiijiyeen in Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ay kasoo Afduubteen Meel...