Scroll to Top

Nugaal Post

Nugaal News website

Maamuulka Degmada Garoowe Ayaa Bilabay Ololaha Nadaafada Kaaso Ka Bilowday Dhamaan Xafadaha Caasumada Garoowe Gudoomiyaha Degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise iyo Xoghaya Degmada C/qafaar C/raxmaan Shiikh_Axmed Ayaa Kormeer Kutagay Meelaha Ay Ka socotay Ololaha Nadafada Gudoomiyaha Degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Ayaa sheegay in Ujeedka Laga Leyahay Ay Tahay Sidi Bilicda...

Mogdisho-March31( NugaalPost) Maamulka Puntland ayaa sheegay in heshiis shidaal baaris ah ay la galeen shirkadda CCECC oo laga leeyahay dalka Shiinaha ka dib kulan saacado badan qaatay oo golaha wasiirad Puntland ay ku yeesheen magaalada Garowe. War-saxaafadeed ka soo baxay shirkaas ayaa lagu sheegay in shirkad-dan ay xarumo ku yeelan doonto gudaha Puntland , isla markaana...

Maamulka Puntland ayaa Furay Wadooyinkii ku xirmay dagaalladii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee ku yaalla Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Duqa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Axmed ayaa ku dhawaaqay in dowlad goboleedka Puntland ay si rasmi ah ay u fureen Wadooyin ku xirmay dagaalladii Gaalkacyo. Waxaa uu tilmaamay in ay si shuruud...

Garoowe-March 28( NugaalPost) Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland ee Culumadda ayaa magaaladda ku soo bandhigay liiska lacagaha deeqda ee soo gaartay guddiga iyo magacyada shirkadaha iyo shakhsiyaadka ku deeqay laga soo bilaabo 17kii bishan Maarso 2017ka. Sheekh fu’aad Xaaji nuur oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Bosaso, wuxuu sheegay in muddo tobon maalmood gudahood...

Garowe, March 28 (NugaalPost)-Xildhibaan Cabdiraxaam Sheekh Maxamed Maxamud (Farole) oo katirsan Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka codsaday golaha wakiillada inay ansixiyaan wasiirrada dhawaan uu soo magacaabay Ra’isal wasaare Xasan Cali Khayre. Xildhibaan Faroole, oo ku sugan waddanka Australia halkaas oo beesha caalamka gaysay,  u sheegay Axmed Cawil in...

Garoowe  March 25 (NugaalPost) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah magaalada Garoore xariga ugaga jaray daahfurka hannaanka furashada asxaabta siyaasadeed ee Puntland. Daahfurkaani oo uu soo qabanqaabiyey gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka kumeel gaarka ah ee Puntland, ayaa madaxweynuhu ku tilmaamay mid horumar u ah...

Koox Burcad-badeed  ah ayaa dooni laga leeyahay Yemen , waxa ay ku Afduubteen Xeebaha degmada  Eyl gobolka Nugaal sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay. Saraakiil ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in Kooxda Burcada ah  ay Afduubteen doonidaasi. Sidoo kale waxa ay xaqiijiyeen Ciidanka Booliska Puntland in doonida ay Saarnaayeen 10 qof. Degmada Eyl ee gobolka...

Garoowe: March 21 (NugaalPost) Waxaa maanta si rasmi ah Magaalada Garoowe uga furmay shirka qaranka Dhalinyarada Puntland oo si heer sare ah loo soo diyaariyey sanadkaan. Shirkaan ayaa la filayaa inuu socdo muddo 3 Bereri ah waxana kasoo qeyb galay dhallinyaro iyo madax ka socotay maamulka Puntland. Haddaba waxaa warbixin kasoo saartay kulankaas hey’adda USAID, wuxuuna...

Bahda warbaahinta NugaalPost.com waxay Hambaliyo U diraysaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax (Juxa) Mudane Wasiir alle haku fududeeyo Masuuliyada Qaran ee aad Umadda Somaliyeed U Qaaday Amiin…..Ameen…Ameen     NugaalPost…Warbaahinta Shacabka Somaliyeed ...

Galkacyo March 19 (NugaalPost)  Howl galkaan ay Ciidamada amaanka Maamulka Puntland ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay Gacanta kusoo Dhigeen Rag ay Ku eedeeyeen In ay Gacan Saar laleeyihiin Al-shabaab  sida ay Sheegeen Saraakiisha Amaanka. Ragaan ay Soo qabteen Ciidamada Amaanka Puntland ayay sheegeen in Falal Amni Daro ay Kawadeen Deegaanada...