Scroll to Top

Nugaal Post

Nugaal News website

Muqdisho March 16 (NugaalPost) Booliska Dowladda Suudaan ayaa xabsi u taxaabay Fanaanka Nimcaan Hilaac oo ah fanaan da’yar oo dhawaanahan soo baxay kaasoo muddo todobaad ah ku sugnaa Dalka Suudaan si uu Soomaalida Suudaan joogta ugu sameeyo bandhig faneed. Fanaanka ayaa la xiray kadib markii ay Booliska ka war heleen in Hool ku yaala Magaalada Khartoum ay ka socdeen...

Madaxa hawlaha bani’aadminimada ee Qaramada Cheap Jordan Sale Midoobay ayaa sheegay in dunidu ay wajahayso dhibaatadii bani’aadminimo ee ugu weynayd tan iyo markii la aasaasay Qaramada Midoobay 1945kii. Stephen O’Brien ayaa u oakley sunglasses cheap sheegay golaha amaanka in tiro ka badan 20 Milyan oo qof oo ku nool afar dal oo kala ah Suudaanta koofureed, Yemen,...

Deegaanada Awdiinle iyo Goofgaduud Buurey ee duleedka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, ayaa waxaa ka jira dhibaatooyin Cheap Jerseys From China ugu badan ee saameynta adag ku yeeshay nolosha. Dadka deegaanka ayaa waxaa saameeyay Abaaraha iyo Xanuuno ka dhashay abaarta, iyadoo isbitaalada qaar ay buux dhaafiyeen dad waaweyn iyo carruur ay soo riteen xanuunada. Dadka...

Kooxo hubeysan ayaa dhaawac  ugu geystay Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug Cheap Oakleys Sunglasses isku duwaha wasaarada Kaluumeysiga Cheap nba Jerseys qeyraadka badda of ee gobolka mudug sida ay Risaala u sheegeen dadka degaanka . isku duwaha ayaa lagu magacaabaa Mahdi Maxamed Cismaan, waxaana la sheegay in ay jordans for sale baxsadeen kooxihii dhaawac u geystay. Dhaawaciisa...

Ciidamada Booliska Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin ka dib markii ay sheegeen in aysan wax mushaar ah qaadan bilooyinkii lasoo dhaafay. Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Magaalada Cadaado Cumar Macalin ayaa warbaahinta  u – sheegay in xabsiyada cheap jordans for sale Magaalada jordan retro 11 Cadaado in...

Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa aad ugu mashaquulsan soo dhisitaanka xukumada cusub maadaama uu haysto mudo 30 cisho ah. Warar ay heshay badweyn.com ayaa sheegaya in Arbacada soo aadan uu Kheyre ku dhawaaqi doono xukumadiisa cusub oo aad uga duwanaan doonta xukumadihii hore. Ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa inoo xaqiijiyay in sedex xil oo kamid...

March 2 (NugaalPost)— Kulan ay si wadajir ah u guddoominayeen Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Aadan “Farkeeti” iyo Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Ambassador Mrs. Veronique ayaa waxaa ka qayb galay saraakiil ka tirsan the ciidanka boliiska oo uu hoggaaminaayey taliyaha ciidanka boliiska sarreya gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud...

Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciidanka Amaanka ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay discount oakley Degmada Gaalkacyo qeybta Puntland. Ciidanka ayaa guri guri u baaraya, waxaana shacabka ay weydiinayaan aqoonsi iyo cida taqaana, sida ray ban sunglasses sale uu soo sheegayo wariye ku sugan Magaalada Gaalkacyo Weli howlgaladan lama sheegin...

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi cheap authentic jordans ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciidanka Amaanka ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Boosaaso. Ciidanka ayaa guri guri u baaraya, waxaana shacabka ay...

<img NFL Jerseys Cheap class=”alignnone wp-image-809″ src=”http://www.nugaalpost.com/wp-content/uploads/2017/02/warqad-puntland-354×500.png” alt=”” width=”508″ height=”718″ srcset=”http://www.nugaalpost.com/wp-content/uploads/2017/02/warqad-puntland-354×500.png 354w, http://www.nugaalpost.com/wp-content/uploads/2017/02/warqad-puntland-297×420.png...