Scroll to Top

Nugaal Post

Nugaal News website

Ciiddanka Uganda Ee Qeybta Ka Ah AMISOM Oo Loogu Deeqay Diyaarado

Nov 19(NP)__Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri doonaa 5 Diyaaradaha Helikopterada ee noocoodu yahay HUEY 2 HELICOPTERS. Waaxda Difaaca Maraykanka waxay kaloo sheegtay in Diyaaradahaasi oo Cusub shalay loo soo daabulay si loo soo gaarsiiyo Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM. Sidoo...

Deg Deg: Wasiir Is Casilay

Nov 06(NP)__Wararka Magaalada Hargeysa ka soo gaaraya Warqabadka Radio Dalsan ayaa sheegaya inuu iska casilay xilkii Wasiirkii shaqada iyo arrimaha Bulshada...